Madaxaweyne Laftagareen oo markii ugu horeysay qaabilay wafdi ka socday QM (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia C/casiis laftagareen ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa wafdi ka socda Qaramada Midoobay. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac iyo qodobo. “Madaxa Xafiiska UNSOM ee Baydhabo ayaan maanta ku qaabilay xafiiskeyga. Waxaan ka wada hadalnay sidii loo xoojin lahaa xiriirka wada shaqeyn ee UNSOM iyo KGS” ayuu … Continue reading Madaxaweyne Laftagareen oo markii ugu horeysay qaabilay wafdi ka socday QM (Sawirro)